Jabhadaha soo dagaalamay waxa lagu sameeyaa dhaqan celin iyo dub u dhis nololeed (Rehabilitation) hoggaanka looma dhiibo madaama dagaalkii maskax ahaan dhaawac soo gaadhay horu socod ma samayn karaan, waxa ay la qabatimeen dabeecadda duminta (Destructive behavior)”
Maxamed Sidiiq Dhamme Xoghayaha arimaha Bulshada ee Xisbigga Mucaaradka ah ee Waddani.
May be an image of 2 people