Kulankii shalay ee u dhexeeyay labada shir gudoon iyo madaxweynaha

1. Kulankaas waxa goob joog ka ah lixda xubnood ee shergudoonka labada gole.

2.Xeer ilaaliyaha Guud
3.Madaxweynaha

Sidan warka ku helay kulanku waxa uu daarna 20% xeerka, muuse waxa uu soo jeediyay in laga saaro 20% xeerka lagana dhigo hal dheer sababta uu ka dhigay in loo baahan yahay in sadexda xisbi mid inuu noqdo reer awdal labada kalana Isaaq sidu hadalka u dhigay ama xisbi kooto loogu xiro reer awdal.

intaas kadib waxa waxa hadalka u baxay gudoomiye ku xigeenka wakiiladda Ali xaamud oo yiri waxay reer awdal u bahan yihin waa waxa qalinkaaga ku jira ee xisbi uma bahana.

Waxay labada shirgudoon ka diideen in laga saaro 20% xeerka waxay u sheegen inanay ka noqonay waxay saxiixeen.

Muuse waxa uu xeer ilaaliyah waydiyay su;aal ah kooto sharcigu ma ogal yahay, xeer ilaaliyah ayaa ugu jawaabay in loo bahan yahay in dastuurka la furo marka hore.