Lacag Cusub oo Soomaaliya soo daabacatay oo laga war helay iyadoo Dariiqyo Daadsan by Qaran News | Jun 9, 2023 Shilin Soomaaliga ay Suudaan u samaysay Soomaalida ee aan weli la keenin dalka ayaa lagu arkay qaybo ka mid ah oo daadsan dariiqyada Khartuum oo weli ay ka taagan xiisadda u dhaxaysa Ciidanka Millateriga iyo Birmadka RSF. All reactions: 881881 Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 293