M/weyne Muuse Biixi oo hadley Xaallada Laascaanood ayaa yidhi .
” Dadkii Laascaanood lagu dilay waa 40 qof , waxaana gacanta lagu hayaa 32 qof dadkii dilay …”
” Ciidamadu way ka baxayaan Gudaha magaalada Laascaanood marka ay magaaladu nabad noqoto …’
” Dadkii Laascaanood ku dhintay kadis ayay ku dhinteen “