Ma dawlad madaxdeedu shirkadaha saamiyo ku leeyihiin, ayaa amarkeedu soconayaa?…Abwaan Weedhsame

Sawtii la lahaa amar dawladeed baa soo baxay. Ma dawlad madaxdeedu shirkadaha saamiyo ku leeyihiin, ayaa amarkeedu soconayaa?
Anigu waan diiday, igana qaadi maayaan lacag baad ah, fadlan iska diida. Macquul maaha, in 1 litre ee shidaalka ah iyo halka unit isku qiimo noqdaan!!!!”