Maamulka Huwanta oo Shaaciyay inay Maxkamadeynayaan Maxaabiistii Somaliland

Laascaanood (Qaran)-Maamulka huwanta Laascaanoid ayaa sheegay inay maxkamadeynayaan maxaabiistii ciidamada Somaliland ee ay ku qabteen dagaalkii Jimcihii la soo dhaafay.

Sidaasna waxay ku sheegeen war saxaafadeed ka soo baxay maanta oo u qornaa sidan:-