Badhisaabada iyo ku xigeenadoida uu maanta magacaabay madaxweyne Cirro iyo deegaanada ay ka soo jeedaan
1: Proff Axmed Maxamed Cadaad Badhasaabka Gobolka Maroodijeex – Hayb ahaan waa ISAAQ, ARAB.
2: Wali Cabdi Jaamac Kheyrre
Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Maroodijeex. – Hayb ahaan waa ISAAQ, HABAR-AWAL.
3: Muxummad Xasan Jaamac (Xoday) Badhasaabka Gobolka Awdal. – Hayn ahaan waa ISAAQ, GARXAJIS.
4: Daahir Axmed Jaamac Buraale Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Awdal. Hayb ahaan waa DIR, CIISE.
5: Maxamed Daahir Cabdalla Gaafane Badhasaabka Gobolka Saaxil. Hayb ahaan waa GADABUURSI, MAKAAHIIL.
6: Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) Badhasaabka Gobolka Togdheer. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABAR-AWAL.
7: Siciid Axmed Maxamed Raage Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Togdheer. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABARJECLO.
8: Axmed Faarax Cismaan Cabdi Badhasaabka Gobolka Sool. Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE.
9: Naaleeye Axmed Jaamac Liibaan Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Sool. Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE.
10: Saalax Yuusuf Diiriye Guuleed Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Sanaag. Hayb ahaan waa ISAAQ, GARXAJIS.
11: Maxamed Cabdillaahi Jaamac (Bookh) Badhasaabka Gobolka Gebilay. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABAR-AWAL.
12: Cabdirisaaq Axmed Muxummad (Huuno) Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Gebilay. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABAR-AWAL.
13: Proff Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) Badhasaabka Gobolka Saraar. Hayb ahaan waa ISAAQ, GARXAJIS.
14: Maxamuud Warsame Geeddi (Hilbayare) Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Saraar. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABARJECLO.
15: Cabdi Siciid Faahiye Allaale Badhasaabka Gobolka Salal. Hayb ahaan waa DIR, CIISE.
16: Cismaan Cumar Nuur Aare Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Salal. Hayb ahaan waa GADABUURSI, MAXAMED CASE.
17: Cabdisalaan Maxamed Xasan Maxamed Badhasaabka Gobolka Badhan. Hayb ahaan waa HARTI, WARSANGELI.
18: Cali Maxamed Axmed Cadami Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Badhan. Hayb ahaan waa HARTI, WARSANGELI.
19: Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) Badhasaabka Gobolka Hawd. Hayb ahaan waa ISAAQ, HABARJECLO.
20: Ayaanle Maxamuud Raage Qaalib Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Hawd. Hayb ahaan waa ISAAQ, ARAB.
21: Fu’aad Cabdi Diiriye Maxamed Badhasaabka Gobolka Xaysimo. Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE.
22: Maxamed Dayib Yuusuf Aadan Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Daadmadheedh. Hayb ahaan waa ISAAQ, GARXAJIS.
23: Mustafe Ibraahim Axmed Faarax Badhasaabka Gobolka Buuhoodle. Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE.