” Madaxwaynahu isagaa Iiyeedhay ,Waanan Isalaanay, Waana Kaftanay, Dadka Intaas Wax Wayn kadhigayoow Habeen Maad Jirin ,Ninka Intaas Igu Qiimeeyow ima taqaanid Aniga.
Madaxwaynaha Wax Badan waan Ku kala Duwanahay oo ay Arrimaha Laasacanod kow katahay ,,Laakin Ninku Waa Madaxwaynihii Qaranka
Xil Axmed Khaliif
May be an image of 5 people, dais and text