Madaxweyne Cadawga Somaliland leedahay waa Caddaalad darro,Sadbursiimo, Sinnaan la’aan, Musuq iyo Maamulxumo, Cadawga koowaadna waa Nidaamkaaga oo ku fashilmay 5 Sano ummadda in ay u sameeyaan Nolol, Xukunkaaga in Ummadda laga xorreeyaa ka horraysa in aad nagu beerlaxawsato Sool ayaa cadaw joogaa !
waxa qoray