Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha oo si diiran dalka loogu soi dhaweeyay ayaa ka soo lasbtay safaro guulaystay oo uu in mudo ah ugu maqnaa dalka Maraykanka iyo wadamo kaleba