Mashruuc ku kacaya 150 Million oo dollarka Mareykanka ah oo ah lacag dayn ah oo Baanka Adduunku amaahiyey Dawladda Federaalka ah ee Somalia, ayaa Somaliland ka heshay Mashruucaas 50 Million oo Dollar oo lagu maal gelinayo Kaabayaasha Korontada ee Somaliland, si ay dadweynuhu u helaan laydh jaban.
Shalay ayaa mashruucan qaybtii Somaliland la daah-furay, halka ka Muqdisho 26-kii Bishii October.
• Mashruucan waxa fulinaya Wasaaraddaha Maaliyadda, Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland iyo Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Tamarta ee Dawladda Federaalka ee Somalia.
Muxuu ka tari doonaa Mashruucan Laydhka qaaliga ah ee Somaliland?