Masuuliyiinta cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro soo magacaabay iyo halka ay ka soo jeedaan
1: Eng Axmed Muxumud Abdi Cige Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jidadka – Hayb ahaan waa ARAB, GUULANE.
2: Axmed Carab Bulaale (Ilkacase) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tignoolajiyada – Hayb ahaan waa HABARAWAL, CIISE MUUSE
3: Cabdi Cali Mahdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka & Isbedelka Cimilada – Hayb ahaan waa HABARAWAL, SACADMUUSE.
4: Abdifatax Ismail Ducaale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga & Wershadaha – Hayb ahaan waa HABARJECLO, CUMAR.
5: Khadar Nur Buubaal Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka & Xidhiidhka Golayaasha – Hayb ahaan waa AYUUB.
6: Cabdullahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha- Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE
7: Maxamed Abdi Hashi Cabsiye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalladda – Hayb ahaan waa GARXAJIS, CIIDAGALE.
8: Abdirashid Abdi Buux Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada & Horumarinta Madaarada- Hayb ahaan waa SAMAROON, MAKAAHIIL.
9: Shucayb Cismaan Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta – Hayb ahaan waa HABARJECLO, BICIIDE.
10: Maxamud Cabdirisaq Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga – Hayb ahaan waa HARTI, WARSANGELI.
—–
Maareeye
11: Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Maxamed Sidiiq Dhamme – Hayb ahaan waa HABAR-AWAL, CIISE MUUSE
—–
Safiir
12: Mascuud Cabdi Cabdi Cali. Wakiilka Imaaraadka Carabta. Hayb ahaan waa GARXAJIS, HABARYOONIS.
—–
La taliye.
13: Dr Maxamed Cumar Xaaji [Mohamed Hagi] – La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah. Hayb ahaan waa HABAR-AWAL, SACAD MUUSE.