Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliydda iyo
Hurmarita Dhaqaalaha JSL ayaa kulan la qaatay maanta Guddi-hoosaadka Dhaqaalah iyo Maaliyadda Golaha Wakiilada Jsl.

Kullanka oo ka qabsaamay Xarunta Aqalka Golaha Wakiilada ayaa ka mid ah kulamada shaqo ee badanaa sida caadiga ah u dhex mara Golaha iyo Wasaaaradda, waxaana kulankan qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Agaasimaha Guud, Xisaabiyaha Guud, iyo qaar kamid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaarada Maaliyada & Horumarinta
Dhaqaalaha, dhanka kale Golaha Wakiilada waxa ka soo qaybggalay Gudoomiyaha Gudidada iyo Xildhibaanada Gudida dhaqaalah Ee Golaha Wakiilada.

Waxaana intii uu socday lagaga wada hadlay arimo la xidhiidha Miisaaniyadda Dawladda ee 2025-ka oo hada Gollaha hortaala.
ahayada Odroska miisaaniyada Qaranka ee 2025 .