DEG DEG :- Hoogamiyiihi jabhadahaa Sool bari ayaa ka baxaay galabta magaalada Lascanood ee xarunta ee bariga Sool

Firdhiye ayaa gadhaay Tuulada Gambaadha oo dhacda duleedka Garoowe

Wararku waxa ay shegayaan in uu sugi kari wayaay amaanka magalada Laascaanood oo jabhado ka soo horjeda caleemo sarkisu ay gudaha magalada u soo galeen sida darteedna u amaankiisa iyo ka martida uu casumaayba uu u baqaay sidoo kale deedaalo la waday 24ki sacadood ee ugu danbeyaay ayaa guul daraystay in jabhadaha la ga saaro magalada gudaheeda

Maleshiyaadka belaha Bahararsame iyo Hagar ayaa isku fidiyay badhtama ha magalada ila taalada iyo wadoyinka gala aaga guriga u Firdhiye ka deganaa Laascaanood…
Kadib marki uu xaqiiqsaday in aanay talo gacanta ugu jirin . Isla markassina aanu sugi karin amaanka magalada Lascanood ayuu galabta u firxaday dhanka tuulada Gambadha sidoo kale aaga Maraaga waa uu aamini wayaay.
Waxa u hada qorshaynayaa in u caleemo sarkiisu ka dhaaco tuulada Gambadha ee bariga Sool.

Firdhiye ayaa wata xeyn cidamo ah oo ka soo jeeda jufadiis Jaamac Siyaad

Xigasho Xoogta maanta