SAWIR TAARIKHDA GALLEY. MAXUU KU MUTEYSTEY MADAXWEYNE RAYAALE IN SHARACYADDA ADDISABA LAGU SAWIRO.

Sawirkan Waa Taariikh. Waxu ku Yaala Caasimadda Addiss ababa. Markii Meles dhintey ayaa dowladda Ethiopia. Waxey xuseen madaxdii Caalamka ugu sameynta badneyd uu la kulmey. Taaso laga heley buuga xasuus qorkiisa ee u qorey Meles Zenaawi

Waxa gayiga Geeska Africa laga xusey. Madaxweyne Dahir Rayaale. Macaal DJabuti. Kenya, Sudan, Somalia, Uganda lama xusin madaxdooda. Sababtoo lagama helin xasuus qorkiisa.

Buwaag badan uqorey Meles wuu ku sheegey saameynta Madaxwegne Dahir Rayaale kaahin. Beesha Caalamku aad ayay u ixtraamta Madaxweyne Daahir Rayaale. Waxna kalena maahe waa dowladd wanaaga iyo kalsoonidda doorashooyinku dalka ka qabtey.

Sidaas daradeed. Waxu ku suntan yahey. Abaha Dimuqradiyadda Geeska Africa. Madaxweyne Rayaale markuu xilka wareejiyey ayaa Meles ku casuumey Addiss ababa. Waxu ku yidhi. Hadeer kursigii miyaad wareejisey.

Markaasu Madaxweyne Rayaale ku yidhi Haa. Intuu qosley Meles, buu yidhi. Jidbaad nagu furtey. Waadse dhiiran tahey. Anigase wey igu adag tahey Inaad xilka siyar oo fudud uga tago.

Madaxweyne Dahir Rayaale, Waxu ugu jawaabey. Geeska Africa dowladdnimadda ka jirta waxey ku badbaadi karta qori isu dhiib. Si bulshadeenu u barato in aan xukunka nina la dhalan. Da’yarta dalalkeena barno, dowladdnimadda iyo hanaanka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka

Sidaas daradeed maanta dalkeenu waxu ku badbaadaya doorasho taasa horseedi doonta isbedel siyaasadeed iyo nabad galyo shacabkeenu kuwadda nolaan karo.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari