Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo warqad-furan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu u soo jeediyay in uu qanciyo Puntland.
Mr.CCW ayaa si weyn uga horyimid muddo-kororsi loo sameeyo maamulgobaleedyada iyo dawladda Federaalka, isaga oo ku tilmaamay aafo siyaasadeed.