“Alhamdulilah. Ilaahay baa mahad oo dhan iska leh, nagu galladay noona sahlay in aan soo booqanno Gurigiisa Xaramka barakeysan ee Makkah, annagana oo gudaneyna waajibaadka Cumrada ah.
ILAAHA weyn ee waaxidka waxa aan ka rejaynayaa in uu dhammaanteen inna waafajiyo kheyrka bishan oo dhan, gaar ahaanna tobankan dambe, inta xanuunsan inoo bogsiiyo, inta dhimatay u naxariisto, colaadaha, xasilooni darrada iyo aaafooyinka dabiiciga ah ha innaga samatabixiyo. Aamiin.
لبيك اللهم عمرة 🕋.”
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.