Gudoomiyahaygii Cabdirisaaq Khaliif, war iyo wacaal toona kama hayo isaga oo Laascaanood jooga ayaa iigu dambaysay
Ma jeclaysan talada uu Qaranka kaga maqan yahay, laakiin maaha in nalagu mashquuliyo Cabdirisaaq Talaabo halaga qaado.
Cabdirisaaq Khaliif, waxa uu khalday waxa ka badan waxa uu Muuse Khalday,
Muuse iyo Cabdirisaaq khaliif-na labada muuse ayaa fudud in dalka laga qabto”
Xil. Mustafe Khayreeeye.
May be an image of 3 people and dais