“Muuse Biixi ma haysto sharciyad iyo awood shacab oo uu ku metello shacabka Somaliland. Waxa uu metelaa xisbigiisa Kulmiye oo keliya. Wada hadalka lala galo waxa ay ka soo qaadaysaa Somaliland kuwo aan ansax ahayn oo islamarkaana ku ah faro gelin arimaha gudaha ee Somaliland. Ma jirto wax dhibaato ah oo naga dhexaysa goboladda qabiiladdu maamulaan ee Somalia.”