Nuxurka Khudbadii M/weyne Muuse Biixi ka jeediyey Ceerigaabo ku ururtay

Khudbadii uu Madaxweyne Biixi ka jeediyay Ceerigaabo wuxuu Dhawr jeer ku sheegay in xisbiyo cusubi soo bixi doonaan taas oo u eg inuu sawirtay isaga oo meesha ka saaray labadan xisbi mucaarad ee hada jira
Hadalkiisa Waxa Kamida doorashadii Hore anaga iyo mucaarad ku hadh cad baanu tartanay
Xisbiyada cusub ee soo bixi doonana hadh cad baan la tartami doonaa.
Markale Wuxuu yidhi Xisbiyada mucaaradka ah ixtiraam Baan uhayaa kuwa iman doonana Xukuumada ixtiraam ayay u hayn doontaa
Labada hadalba Waxay sicad kuu tusayaan damaca muuse u weelaysan iyo xisaabta 9ka ah ee uu 4ta uqayiyey! Maxsuulka usoo baxayna noqday isagoo kala diray axsaabta hada jirta laba uu Raali ka yahayna Dalka keenay
Wuxuu hayaa tubtii ina geelaha jabuuti.