Latest News

Israel Considers Strategic Base in Somaliland Amid Houthi Threats

Israel Considers Strategic Base in Somaliland Amid Houthi Threats

Israel is reportedly exploring the establishment of a strategic base in Somaliland, a breakaway territory at the mouth of the Red Sea. Bloomberg posted on X, highlighting Israel's interest in countering the Houthi forces in Yemen, which are considered one of Iran's...

Madaxweynaha Mareykanka oo xulaafaada Nato ku dhaliilay…..

Madaxweynaha Mareykanka oo xulaafaada Nato ku dhaliilay…..

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xulafada Nato ku tilmaamay kuwo fulay ah, wuxuuna sheegay inay u fududaan doonto inay gacan ka geystaan ​​furista marinka Hormuz ee maraakiibta. Bartiisa Truth Social ayuu ku qoray: "Maraykanka la'aantii, NATO waa daciif! ma...

Eritrea oo dawladda Itoobiya u soo jeedisay eed culus kana dayrisay…

Eritrea oo dawladda Itoobiya u soo jeedisay eed culus kana dayrisay…

Xukuumadda Asmara ayaa ku eedaysay Addis Ababa inuu saaran yahay cadaadis shisheeye oo ku aaddan "ajandaheeda cadowtinnimada ah" ee ka dhanka ah Eritrea. War cusub oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Eritrea ayaa waxay xukuumadda Itoobiya ku eedaysay in...

Somaliland president to make first official Israel visit – exclusive

Somaliland president to make first official Israel visit – exclusive

Somaliland president to make first official Israel visit - exclusive The flag of Somaliland is seen during a campaign rally of the main opposition party Waddani in Hargeisa on November 8, 2024, ahead of the 2024 Somaliland presidential election.(photo credit: Photo by...

Press Statement:   Estonia National Day

Press Statement: Estonia National Day

Estonia National Day Press Statement Marco Rubio, Secretary of State February 24, 2026 On behalf of the United States of America, I extend my congratulations to the people of Estonia as you mark the anniversary of your independence. Estonia plays an essential role in...

How George Washington became ‘the father of his country’

How George Washington became ‘the father of his country’

How George Washington became 'the father of his country' By Charles Hoskinson Like the monument standing in the U.S. capital that bears his name, George Washington’s place in American history is towering. As a general, his commanding presence inspired the Army that...

Articles

Madaxweyne Cirro oo 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 Somaliland

Madaxweyne Cirro oo 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 Somaliland

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid...

Ictisaam waxa xaarantimaynaaya heshiisyadii umaaddu ay gashay

Ictisaam waxa xaarantimaynaaya heshiisyadii umaaddu ay gashay

ICTISAAM WAXA XAARANTIMAYNAYA HESHIISYADII UMADDU AY GASHAY DASTUURKA OO DIINTA ISLAAMKA LAGA DHEEGAY. Waddankii S/Land waxa ku sii kordhaysa farogelintii cadawga oo diintii maraysa, diinttu waa halka keliya ee innoo bedqabtay waa dariiqii nebi mohamed SCW ee ay innoo...

Somaliland cadawgeedu wuu sii kordhayaa

Somaliland cadawgeedu wuu sii kordhayaa

S/LAND CADOWGEEDU WUU SII KORDHAA MARKAY WAX U KORDHAAN SHICIBKEEDUNA ISAGAA ISKU MAQAN. Anigoo soo koobaya siduu u yimid maal gashiga berbera DPW waddankeennu aduunyaduu ka dhex muuqday, doorashooyinkuna sare ayay u sii qaadeen sucmaddii waddanka gaar ahaan...

The cabinet meeting chaired by the Vice President of Somaliland today

The cabinet meeting chaired by the Vice President of Somaliland today

The 21st meeting of the council of ministers of the republic of Somaliland which was chaired by the vice president of JSL and the vice President of JSL Mr. Mohamed Ali Aw Abdi was held today in the palace of Somaliland. Agenda of the 21st sitting of the JSL cabinet...

These countries have declared themselves as separate countries!

These countries have declared themselves as separate countries!

  Recently, balochistan had declared its independence from Pakistan. Baloch leader Mir Yar Baloch has also appealed to the United Nations to declare balochistan as a separate country and give it recognition. Along with this, he has also requested the United...

Madaxweyne Cirro waa nin reer Berbera ah

Madaxweyne Cirro waa nin reer Berbera ah

MADAXWEYNE CIRRO WAA NIN REER BERBERA AH AB IYO ISIRBBA CAQLIGA MIYAY GASHAA BERBERUU U XIDHAYAA Madaxweynuhu waqti dheer ayuu haystay casuumadda jabuuti iyo ta itoobiya labadaba. Ummadda geeska waxa ka dhexeeya masaalax u baahan in laga Wada hadllo ee aynu sugnno...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up