Muuse biixi sharci ayuu ku noqday madaxweyne sharci darona kuma joogi karo kursiga,13 Nov marka la gaadho madaxweyne kuuma aqoonsanin”
Muusow waligaaba Meerayso Wakhtigaagii wuu dhamaaday waad ka tagaysaa meesha”
Doorasho Doorasho Muddo kordhin xaaraan ah maya,Doorashada wuu ka baqayaa Muuse Doorasho Doorasho”
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo Ceerigaabo gaadhay.