Qolyahan urur-doonka waxaad moodaa inay ka muuqato hogseeg siyaasadeed,waxaan kala garan waayey inay wax doonayaan & inay yihiin Adeegayaal lagu duminaayo dalka 

Bismilaah
Marka hore waxaan salaamaya
dhammaan Shacabka Soomaliland
Meel kasta oo Ay ka joogaan Daafaha Dunida
Waxaan Rabaa inaan maanta in yar ka yara Tilmaan bixiyo Ama yara hoga tusaaleeyo
Marka hore Qolyahan sheegta Ururada waxaad moodaa inay kayara muuqato hogseeg siyaasadeed hadaba waxaan kala garan waayey inay wax doonayaan iyo inay yihiin Adeegayaal lagu duminaayo dalka oo ay soo ridayaan Qoladan Dalka ku haysa dulmiga, baabi’inta sharciga, rabana inay meesha ka saaraan sharciyadii dalkanil ahaa.
Waxaan leeyahay Adeegayaal malaa waxaa fiicnayd hadii aad tihiin ururro doon inaad kashaqaysaan sharcigii lagu dooran lahaa ururrada waayo maba haysaan wax sharciya maxaad kudoodaysaan ba, maah maah soomaliyeed Ayaa Tidhaahda marka waylaha la helo ayaa saca la maalaaye talo waxaan idin siin lahaa sidaad wax ku dooni lahaydeen waad ka Abateene Loolanka xisbiyada iyo Muusena waxaa ka dhexeeya sharciyada Tartanka madaxweyne ee uu hadda kufadhiyo horena Tartanku nagusoo dhexmaray Ayaan rabnaa inaanu maantana na dhexmaro oo Ah sharci dhamaystiran oo kaga eeg 13 November taas oo Aad wada ogtihiin Adeegayaal, hana kudaalina waxaydaan waxba katarayn waxaanad ogaataan madaxweyne Muuse iyo sharciga waxaa sareeya sharcigee, ogaadana waxaa Dunida ugu liita xoog Doofaar Lagu eryee taana waxa kadhigan sidan Aad ushaqaynasaane
W/Q Xoghayaha Amniga Xisbiga WADDANI Ibraahin Ducaale Boos
May be an image of 1 person and standing