Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre, oo caawa kulan la qaatay garaadada gobolka Sool, ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay xaalada ka taagan Laascaanood.
Raysal wasaaruhu waxa uu garaadada u sheegay in aan la aqbali karin in xabadu sii socoto.