Xukuumadda Somaliland ayaa saaka subaxdii hore deegaanka Mandhwera ku fulisay qisaas labada nin ee saaka la qisaasay ayaa dilal fool xun ka gala geysyay magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiilay.