Fihiima Quuje- “Saleeban Yuusuf Cali Koore maanta wuxuu muujiyey caqliga iyo aragtida Xukuumada Muuse Biixi.
Saleebanow 100kii qof ee haldoorka ahaa ee reer Laascaanood oo habeen ba mid ladilayey maxaad ficiloo kamuujisay adiyo xukuumadaadu xataa tacsi mawdirteen….Mise Iyaguna waa ayax iyo kaneeco..”
May be an image of 2 people