Sawirka Maanta by Qaran News | Jan 25, 2023 Gurigani waa Hoyga uu magaalada Laaacaanood ka degan yahay Garaad Cabdillaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah Garaadka Beesha uu ka soo jeedo Wasiirka Warfaafinta Xukumada Muuse Biixi Saleebaan Cali koore waxaana ka babanaya Calanka Somalia Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 394