Sawirka sare waa Cumar Daarood gudoomiyaha wakaalada Biyaha ee Hargeysa, ninkii ugu cad cadaa ragii Hargeysa uga ololaynaayay Muuse oo ka war helay in Muuse dhacay.

Sawirkani waa gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahi Axmed oo Muuse uga ololaynaayay magaalada Burco.

Ahmed waxa lagu wargaliyay in Muuse iyo xisbigii Kulmiye ay dhaceen