Muuse Biixi Cabdi waxa dhamaaday mudo xileedkii la doortayย  ee ahaa Shanta sano, taasi oo uu ku yimid doorasho xor ahayd, taasi oo uu isagu ku fashlmay in doorasho dalka ka qabto.

Waxana ay golaha guurtida ee Somaliland u kordhiyeen mudo laba sano ah in uu xilkaasi sii hayo arinkaasi oo ay ka hor yimaadeen xisbiyada mucaaridku,

Iyaga oo sheegay in aanu dastuurku sinaba ugu ogolayn in loo kordhiyo oo ayna dalka ka taagnayn xaaladaha sababi lahaa in loo kordhiyo Muuse, kordhinta Muuse ayaa si balaadhan looga soo hor jeedsaday badiba gobolada dalka.