Wasaarada arimaha dibada oo war kasoo saartay website keedii hawada laga saaray,
Wasaarada ayaa ku dooday inay socoto shaqadii dib looguso celin lahaa website ka wasaarada waxana ay qiratay inu dhacay isku day lagu doonayay inlagu jabsado.
Wargelintani waa malin kadib dhacdada

Dadka cadawga ah ee faafinaaya sir ayaa lagala baxay oo waa la jabsaday, waa dad aan caqli lahayn.
Muwaadin waxa aad ogaataa in aan shabakadani aan haba yaraatee aan lagu baahin wax sir ah ama aan lagu xafidin
Shabakadani waxa lagu baahiyaa wax loogu talo galay in dadka loo baahiyo oo aan sir ahayn





