“Anigu Faysal Cali Waraabe ka hadli maayo oo dadka aanu isku Grade nahay ayaan ka hadlaa Dadka Yuotubers-ka ah iyo Dadka Followerska -ka Raadiya Ha u jawaabeen.
Lakiin arrinta Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro wuxuu ka yidhi Laascaanod War Sax ah ayuu ka sheegay oo ah in Ciidanka meesha laga saaro nabadgelyada iyo wada hadaladana la ogolaado intaasina waa intaan anigu kala hadlaayo Adeer.
Madaxdhaqameed ka xagee ayuu Role-koodu yaala Karayaal ayaa la isla hor fadhiyaa.”
Cabdirisaaq Ataash
No photo description available.