Qaranimada Somaliland waxay buuxisay in ka badan toban mabda’ iyo shuruuc oo caalami ah oo la xidhiidha jiritaanka dawladnimo.

Iyado sida tahay waxa jira dalal diidan (kaliya aan icitiraaf ku diidanayn) in Somaliland loo aqoonsado dal, inkasta oo ay buuxisay shuruudahaas.

Haddaba, su’aasha hortaalla siyaasiyiinta Somaliland waa:

Kee baa xil idinka saaran inaad ka shaqaysaan?

– Shuruucda iyo mabaadi’da caalamiga ah ee Somaliland iyado buuxisay lo diiddan yahay inay dal noqoto ?

– Mise shuruucda iyo arrimaha caalamiga ah ee khuseeya dalal kale?

Maxay tahay Mawqifka kala duwan ee laga kala qabo dalalka diidan Shuruucda Somaliland buuxisay iyo dal kale shuruucdiisa u khaska arimo ku xidhan ?!

List ka Shuruucda iyo Mabaadida caalamiga ee Somaliland buuxisay :-

1- Prior Sovereignty
2- Right to Self-Determination
3- Montevideo Convention Criteria for Statehood (1933)
4- Uti Possidetis Juris
5- Declaratory Theory of Statehood
6- Effectiveness Doctrine (Effective Government)
7- State Continuity (Restoration of Statehood)
8- Recognition of States (Customary International Law)
9- Territorial Integrity
10- UN Charter (Articles 1 & 2)

 

 

G. Guntigaab