
Dhawaan filo in Somaliland ay si rasmi ah uga mid noqoto beesha caalamka arinkaasi oo hada si xawli leh u socda.
Dhamaan wadamada jaarka la ah Somaliland arinkaasi si fiican ayay ula socdaan oo loo ogaysiiyay kuwaasi oo ay ku jirto Somalia waxana ay noqon doonaan kuwo soo dhaweeya wadanka Somaliland ee mar labaad ku soo laabashada beesha caalamka iyada oo dawladda Maraykanku ay noqon doonto wadanka koowaad ee arinkaasi hogaamin doona.






