Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakda Qarannews.com  waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii, eheladii, shicibka reer Somaliland iyo dhamaan qomiyada Somaliyeed ee ku nool dunida oo dhan gaar ahaan geeska Afrika. MAXAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI

Waxa aanu Rabi uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo

 

Aamin