Taliyihii ciidamada badda Turkiga Emin Murat, ayaa sheegay in Somaliland ay wiiqi karto xasiloonida Soomaaliya , taasoo saamayn ku yeelan karta amniga saldhigyada Turkiga.
Waxa kale oo ku dooday in Soomaaliya tahay dhul Turkigu leeyahay , isaga oo cadeeyay in Awoowyaashood oo ula jeeday Boqortooyadii Cusmaaniyiintu ay lahaayeen Soomaaliya .






