Wasiir hore Cabdilaahi Abokor oo ka soo jeeda gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Togdheer ayaa saaka ugu baaqay dedkiisu ama deegaankiisu in ay u codeeyaan isbedelka.

Oo ay codkooda siiyaan musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro maalinta bari ah.