Laascaanood
Wasiirka Isgaadhsiinta Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa gaadhey magaalada Laascaanood.
Waa mas’uulkii u horreeyey ee taga Gobolka Sool & Magaalada Laascaanood oo ka socda xukuumadda federaalka Somalia.
wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyada Dawlada Somalia jaamac xasan khaliif ayaa caawa kulan kula yeeshay Gudaha Laascaanood Gudida 33 ka ah ee Beelaha Dhulbahante “Khaatumo- SSC”.
Ex-Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye oo ka mid ahaa Dadkii Wasiirkaa Xamar ka yimi Warbixinta siinaayey