Xaaladda Caafimaad ee Bushaaro Baanday, waa laga dayrinayaa, waxana ay u baahan tahay Dhakhtar la geeyo.
Hore Boolisku Cisbitaalka wuu u geeyay laakiin waxa ay u baahan tahay Dhakhtar baadhitaan ku sameeya oo ka gun gaadha Xanuunkeeda.
Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa shalay markale u jartay Rummaan (Xabsi ku sii hayn).