Xaquuq-da sharci talow ma guddida fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa bixisa?
Guddida Falinta ee xisbiga Kulmiye oo saaka shir deg deg ah iskugu yimid isla markaana uu gudoomiyey Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku dhawaaqey go,aamo ka dhan ah xisbiyada qaranka .
Guddida fulinta Kulmiye waxaa ay ku dhawaaqeen in xisbiyada mucaaridku aaney gabi ahaan-ba dalka ku laheyn wax xaquuq sharci ah .