Muusoow’ wadi kari wayday dalkii ee doorasho qabo yaanay kugu dul dumine”
Xildhibaan Guun ayaa raali galin siiyay Xisbiga Waddani iyo taageerayaashiisa oo uu ka raali galiyay in uu wakhtigii shirgudoonka la dooranaayay uu codka siiyay Xisbiga kulmiye.
Xildhibaan khadar guun.
May be an image of 3 people and waterfall