Xildhibaan Siciid cudhay oo ka hadlayay saraakiisha sarsare ee ka xidhan Xisbiga Wadani ayaa yidhi
“Muwaadiniintii lagu xidhxidhay sifihii aan sharciga waafaqsanayn 9 kii bisha
Isla 10 kii bishana Madheera loo dhaadhiciyay
Mar ahaantaasina gudida dhexdhexaadintu balan qaaday in la soo daynayo hadii bari la soo dayn waayo macneheedu waa in mucaaridkii la khiyaameeyay gudidiina fashilantahay”.
May be an image of 1 person, wrist watch and indoor