Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey qodobo ku jira qabyo-qoraalka Xeerka Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Waxa uu Xisbiga ugu baaqey Madaxweynaha in laga saaro qodobadda mad-madawga badani ku jiro, kuwaas oo ay sheegeen iney dhaawacayaan mustaqbalka Dalka iyo Madax-banaanida Guddiga Qaran ee Doorashooyinka.