O
Xoghayihii golaha dhexe ee Kulmiye Mustafe Waxdad oo is casilay kuna biiray Waddani iyo Xoghayihii hore ee xisbiga Kulmiye Xasan Siciid .
Dhanka kale waxa jira xubno xilal ka haya xukuumadda Muuse Biixi oo wada hadal uu u socdo xosbiga Waddani kuwaasi oo lagu waddo in ay dhawaan ku soo biiraan xisbiga Waddani