Masuuliyiintii sababta u ahaa in xisbiga Kaah Ururada ka soo gudbo ayaa maanta xisbigaaasi Hal mar ka dareeray.

Magacyada liiska ay warbaahinta la wadaageen .

1. Maxamed Ibraahin Aadan – Hoggaamiyaha Xisbiga KAAH
2. Khadra Xaaji Gaydh Yoonis – Xoghayaha Guud ee Xisbiga KAAH
3. Xasan Cabdilaahi Ustaad-ka – Afhayeenka Guud ee Xisbiga KAAH.
4. Khadar Sh. Ibraahim dugsiiye – Xoghayaha Amniga
5. Cabdi salaan Cabdilaahi Askar – Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga
6. Axmed Yaasiin Cabdi Aaden – Xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta
7. Axmed Cabdiraxmaan Saalax – Xoghayaha xidhiidhka dadweynaha
8. Xasan Sh. Maxammed Cali – Xoghayaha Barakacayaasha iyo xuquuqda insaanka
9. Cabdiqaadir Maxamed – Xoghayaha Horumarinta Xuquuqda Caruurta
10. Hinda Gaaxnuug – Khasnajiga Guud ee Xisbiga
11. Iid Muuse Cabdi – Guddoomiyaha Gobolka Daad-Madheehd
12. Odowaa
13. Nasrudiin Maxamed – Guddoomiyaha Degmada 26 June
14. Axmed Gidhiishe – Guddoomiyaha degmada Axmed dhagax
15. Maxamed Ibraahin Cabdi – ku xigeenka ergayga komishanka Doorashooyinka
16. Khadar Cabdiraxmaan Maxamed – Xoghayaha garsoorka Xisbiga
17. Khadar Maxamed Cilmi – Xoghayaha la dagaalanka musuqmaasuqa
18. Yuusuf Cabdiraxmaan Maxamed – Afhayeenka Guud ee Garabka dhalinyarada heer qaran
19. Iid Axmed Faarax – Xoghayaha Garabka dhalinyarada Heer qaran
20. Cabdi Aadan Cilmi Haybe – Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Galbeedka.