Xukumada Somalia oo Laba Dublmaasi ka eriday Dalka by Qaran News | May 17, 2023 Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka caydhisay laba diblumaasi oo u dhashay Poland iyo Jarmalka. Jacek Josef Ochman iyo Ralf Bernhard Gehlig waxa lagu eedeeyey “ku xad-gudbid xeerarka diblomaasiyadeed.” – Sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha-dibedda. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 460