
WASIIRKA ARRIMAHA GUDUHU XILKA WUU LA DHAMAYSANAYAA C/CIRRO EE BEENTA DADKA KA DAAYA SIYAASIYIINTOOW.
Sideedaba wasaaradda arrimaha guduhu waa meeshii ugu hadalhaynta iyo dhaleecaynta badnayd intay Somaliland jirtay wasiiradii soo maray qaarbbaa iska casilay markay qayladii waraabeyaasha siyaasiga ah xamiliwaayeen.
Wasaaraddu waa halbawlihii waddanka waxa ka socota shaqo adag oo culayskeeda leh, wasiirkan maanta jooga iyo kii ka horreeyayba waxay la kulmeen dagaallo lagu wiiqayo aqoonsiga kuwaas oo ay dabada ka wadaan dawlado waaweyn oo adeegsanaya soomaliya iyo Jabuuti oo si qaawan ula dagaallamaya S/land.
Waxay qaybta ugu weyn ee dagaalka abaabulaya siyaasiyiin iyo qurbbojoog danaysteyaal ah oo aan cidna u naxayn.
Dadka reer S/land waxa la gudboon inaanay cadowga codbaahiye u noqonin oo ay madaxdooda ixtiraamaan, cabdalle maxamad carab inta Cirro uu joogo wuu joogayaa, waana nin shaqadiisa ka adag oo duruufo adag dalka kala dabbaashay ee hallala shaqeeyo.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





