
Ciidamo wata hub iyo gaadiid dagaal ayaa iminka kasoo goostay Guumays,Laascaanood
Ciidamadan ayaa kasoo Jeeda Beelaha Fiqishini Waxana ay kusoo beegmayaan iyada oo ay Maanta Xidhmaysay Nabadii Dhulmahante iyo Fiqishini
Waxa ay Hada Soo Gaadheen Deegaanka Fadhiyar





