
Wareysi uu bixiyay David Shinn, Danjirihii hore ee Maraykanka u fadhiyay Itoobiya iyo Burkina Faso, ayaa lagu falanqeeyay siyaasadda Washington ee Somaliland
“Shinn ayaa sheegay in haddii Maraykanku aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland, ay dalal kale oo badan si degdeg ah uga daba iman doonaan oo ay iyaguna aqoonsan doonaan Somaliland.”
Waxa uu sidoo kale tilmaamay muhiimadda istiraatiijiyadeed ee Somaliland, gaar ahaan Berbera, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, xilli tartanka Maraykanka iyo Shiinaha uu sii xoogaysanayo
Dhanka kale, wuxuu sheegay in Congress-ka Maraykanka ay jiraan xubno si cad u taageeraya aqoonsiga Somaliland, gaar ahaan Senator Ted Cruz,
“Waa xilli ay quwadaha waaweyn ee dunidu indhaha ku hayaan Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo sii kordhinaysa muhiimaddeeda istiraatiijiyadeed ee gobolka





