Latest News
Somaliland oo si soo kordhaysa uga helaysa…….
SOMALILAND OO SI SII KORDHAYSA UGA HELAYSA FIIRO GAAR AH WASHINGTON & FILASHOOYINKA AQOONSIGA EE DONALD TRUMP. Waxa qorey; Mohamed Abdi Jama Dhimbiil Geesta Afrika waxay noqotay mid ka mid ah gobollada ugu muhiimsan siyaasadda iyo istiraatiijiyadda caalamka, sababtoo...
Argagaxa ka taagan magaalada Muqdisho
Dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil iyo Iran ayaa laga yaabaa inuu…
Dagaalka hadda u dhexeeya Maraykanka iyo Israa'iil iyo Iran ayaa laga yaabaa inuu soo afjarmo. Ugu yaraan, taasi waa fariinta ka imanaysa Washington. Ka dib dhowr toddobaad oo xabbad joojin ah, Talaadadii, May 5-teedii, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco...
Xasan Dal Xaraashe Doonimayno daawo dibad baxayaal
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo booqday Xarunta ….
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐ Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirro iyo xubno sare oo ka tirsan Xukuumadda ayaa...
Mudahaardyo lagaga soo hor jeedo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo ka dhacay Muqdisho Daawo
Another term extension: Somaliland extends Parliament and Council terms
Home Current Another term extension: Somaliland extends Parliament and Council terms 28 April, 2026 Image Another term extension: Somaliland extends Parliament and Council terms by 27 Months A voter casts his ballot at a polling station in Hargeisa on November 13,...
Why Africa Still Ignores Somaliland but Engages Coup Leaders
Africa says it rewards democracy, but in practice it is still more comfortable shaking hands with coup leaders than recognising a place that has quietly held credible elections for decades. Development Diaries reports that in January 2026, voters in Somaliland went to...
Raysal wasaaraha Somalia ma dhabaa in aanu ahayn qabiilka uu xilka ku hayo?
Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay…..
Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, "ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka". Merz ayaa hadalkan ka...
Maamulka Firdhiye iyo hogaanka dhaqankiisa oo waji gabax kala kulmay Muqdisho
Caawa waxa magaalada Muqdisho ku soo xidhmay kulan balaadhan oo ay beesha caalamku ay deeq lacag ah ugu qaybinayasay maamul goboleedyada Somalia kulankaas waxa ka soo qayb galay maamulka Laascaanood oo ay ku weheliyaan hogaanka dhaqanka ee beesha Dhulbahanta waxana...
Si rasmi ah oo loo soo afjaray xaaladdii nabadgelyo ee ka jirtay gobollada Awdal iyo Selel
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, ayaa shaaca ka qaaday in si rasmi ah loo soo afjaray xaaladdii nabadgelyo ee ka jirtay gobollada Awdal iyo Selel, kadib dedaallo wadajir ah oo ay sameeyeen...
Somaliland is Africa’s New Geopolitical Hotspot
https://youtu.be/-XaVNjbQnoM?si=wrbKkOmqIM5W9TOC
Gudoomiyaha gobolka Sanaag iyo wasiiru dawalaha arimaha gudaha oo la kulmay deegaanka Xaadh ee degmada Maydh
Wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha iyo amniga, Cabdirashiid Magaalo iyo guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Raage ayaa kulan muhiim ah la qaatay waxgaradka, cuqaasha iyo bulshada deegaanka Xaadh ee degmada Maydh, halkaas oo dhawaan shaqaaqo ka dhacday. Kulanka ayaa...
Cisbatalka Dhimirka ee Hargeisa oo baafinaaya qoysas Soomaaliyeed
Articles
Aqoonsiga Somaliland: Isbeddelka Cusub ee Siyaasadda Caalamka iyo Mustaqbalka Geeska Afrikaโ
Aqoonsiga Somaliland: Isbeddelka Cusub ee Siyaasadda Caalamka iyo Mustaqbalka Geeska Afrikaโ Arrinta aqoonsiga Somaliland waxay mar kale noqotay mid si xooggan u gilgishay miiska siyaasadda caalamiga ah, kaddib tallaabooyin diblomaasiyadeed oo muujinaya isbeddel cusub...
Kooxda musuqa ee safka hore ee Somaliland
Inta aan lagu xisaabin buuq kici waa sheeko ka caan ah dunida sadexaad. Malaha arinku dhuumasho iyo xishood ayuu ku fiicnaa
Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Berbera oo faahfaahin ka bixiyay horumarka iyo waxyaabaha u qabsoomay
โDhakhaatiirta takhasuska leh ee ka hawlgala Cisbitaalka Berberaโ Waraysi Gaar ah: Agaasimaha Cisbitaalkaโ Agaasimaha guud ee Cisbitaalka degmada Berbera, Dr. Axmed Muuse Ibraahin (Xanaf), ayaa faahfaahin ka bixiyay horumarka iyo waxqabadka laga hirgeliyay cisbitaalka...
President Abdirahman Irro: Somaliland has reached a stage of international recognition
The President of the Republic of Somaliland, Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi, also known as Irro, stated that Somaliland has entered a new era focused on gaining international recognition. He emphasized that this goal has become a priority after successfully...
Somaliland Waxa Ay U Gudubtay Marxaladii Aqoonsiga
Hargeisa,(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay hore uga gudatay marxaladii ku wajahnayd dhismaha dawladnimo iyo xaqiijinta nabadda, isaga oo tilmaamay in tallaabada xigta ay...
Maraykanka ayaa Somaliland u soo diray saraakiil sar sare oo ….
Sida ay qortay jariiradda Bloomberg, Maraykanka ayaa Somaliland u soo diray saraakiil sar sare oo sirdoonkiisa ah kuwaasi oo qiimeynaya faa'iidooyinka istiraatijiyaddeed ee Maraykanku ka helayo aqoonsi uu siiyo Somaliland. Tani ayaa u muuqata in Maraykanku aad uga...
Madaxweynaha Somaliland intii yarayd ee uu xilka hayay dalka waxa uu gaadhsiiyay meeqaam sare waxana uu ka fogaaday dawarsi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro muddada sannadka ah ee uu caynaanka u hayo Somaliland waxa uu ka qayb galay kulamo Caalami ah sida , Kulankii Wakiilada Adduunka ee Nairobi 2025, shirkii Waddamada Adduunka ee Dubai ka dhacay...
Madaxweynaha Somaliland oo diiday martiqaad uu ka helay Turkiga
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ganafka ku dhuftay martiqaad uga yimid Erdoganka Turkey, iyada oo qorshuhu ahaa in Turkey ay dib u billawdo wada hadalkii fashilmay ee Soomaaliya iyo Somaliland. Somaliland ayaa horey go'aan rasmi ah ku...
Itoobiya oo warqad u qortay Eritrea digniinna u dirtay
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka codsatay ciidamada Eritrea in ay ka baxaan dhulka Itoobiya oo ay sheeganayso in ay ka taliyaan iyo in ay diyaar u yihiin wadahadal. Wasaaradda ayaa ku sheegtay warqad ay u dirtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Eritrea...
Why Somalilandโs Lithium Is Reshaping Global Energy Markets | Red Sea Power Strategy
https://youtu.be/xW-KO2Rygg4?si=wVhF3FKEWyqXOb_M
From Davos to Dubai: Why Somaliland is Sudan on the world’s radar
https://youtu.be/9ZyzBkIyMFY?si=Z92LxOb84eSrQi6I
Somaliland Recognition Ignites Turkey-Israel Conflict in Somalia
https://youtu.be/ZXcbcSkh4NY?si=TOjviIiSV4q7r66l
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ku sugab magaalada Berbera
Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha Maxamed Cali Aw Cabdi iyo wafti u hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Madaxweyne ku-xigeenka JSl ayaa galabta soo xidhi doona Tartanka Kubadda Cagta ee koobka...
Somalilandโs global push for recognition
Somalilandโs global push for recognition is only just beginning. Behind the scenes, the Somaliland government is working tirelessly to attract investment, strengthen diplomatic ties, and position Somaliland as an open, stable, and investable partner. The message is...
Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa kulan la qaatay wafti ka socday UK
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo welli ku guda jira safarkiisii shaqo ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa ka qayb-galay Casho Sharaf rasmi ah oo ka qabsoontay...


























