Latest News
Dawladda Iiraan oo dib u furaysa qaar ka mid ah garoomadeeda diyaaraddaha
Iraan oo dib u furtay lix ka mid garoomada diyaaradeed Maghsoud Asadi Samani, oo ah xoghayaha ururka shirkadaha diyaaradaha Iran, ayaa sheegay in garoomada diyaaradaha ee Imam Khomeini International Airport iyo Mehrabad Airport ee magaalada Tehran, iyo sidoo kale...
When Help Becomes Leverage: Türkiye’s Strategic Shift in Somalia and the Somaliland Question
Türkiye’s role in Somalia is no longer just about aid or state support; it has evolved into a strategic alignment that strengthens Mogadishu’s central authority while constraining Somaliland’s trajectory, reshaping the regional balance, and signaling a new phase of...
Golaha amaanka oo soo dhaweeyay
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in go’aanka wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ee ku dhawaaqaya in Marin-biyoodka Hormuz uu si buuxda u furan yahay inta ka hartay muddada xabbad-joojinta uu yahay “tallaabo ku socota jihada saxda ah.”...
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu hayo war fiican oo aanu hada…
Haddii aad hadda nagu soo biirtay ama aad rabto in aad ogaato wararkii ugu dambeyay ee Bariga Dhexe, halkaan ayaan ku soo koobaynaa. Trump, Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in xaaladda Bariga Dhexe ay “u muuqato mid si wanaagsan u socota,” gaar...
US will recognize Somaliland! HERE is why
https://youtu.be/OCbyj3ix5DM?si=bXuB9XQyp6ipEowZ
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in ay wada shaqaynayaan Iiraan
Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka ay la shaqeyn doonto Iran si dib loogu soo saaro kaydka uranium-ka la hodmiyey ee Iran loona geeyo Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka ayaa u sheegay Reuters wareysi taleefoon ah: “Waxaan heli doonaa kaydadka uranium-ka annagoo...
Cabdi Ismaciil Samatar oo dhaliil culus u soo jeediyay Xasan Sheekh Iyo dawladd Turkigaa
Cabdi Ismaciil Samatar oo ah xildhibaan ka tirsan aqalka wakiiladda ee Somalia ayaa qoraal uu barta X-ku baahiyay dhaliil u soo jeediyay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iuo dawladda Turkiga waxana uu qoraalkiisu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Laba sano ka hor,...
Wada tashi qaran oo laga yeeshay arimaha amniga ee gobolada galbeedka dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa Shir Wada-tashi Qaran ah isugu yeedhay Shir-guddoonnada Labada Gole Qaran (Guurtida iyo Wakiillada), Xildhibaanno ka tirsan Golaha...
Netanyahu oo rajo xumo ka muujiyay dhamaadka dagaalka Iiraan ay kula jiraan
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa u sheegay warbaahinta Maraykanka ee Newsmax inuusan doonayn inuu “waqti cayiman u qabto” goorta dagaalka ay kula jiraan Iiraan uu dhammaan karo. Netanyahu wuxuu sheegay in dagaalku “si dhab ah uga gudbay rajadii...
The United States has a clear opportunity to establish a strategic foothold in the of Somaliland
The United States has a clear opportunity to establish a strategic foothold in the Republic of Somaliland—anchored in Berbera, a gateway to one of the most critical maritime corridors on earth. Berbera is more than geography—it is strategic access. •A deep-water port...
The Hydrogen Highway: From Somaliland’s Sun and Wind to Rotterdam’s Future
The Hydrogen Highway: From Somaliland’s Sun and Wind to Rotterdam’s Future A vivid, reimagined energy corridor is rising across the Red Sea. No longer a route dominated by tankers of Russian gas or Middle Eastern oil, the waters between Berbera and Rotterdam are...
Somaliland oo Diirradda Saartay Muhiimadda Xeerka Badda
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cismaan Afgaab, ayaa shalay si rasmi ah u soo xidhay kulan wada-tashi ah oo socday labo maalmood, kaas oo diiradda lagu saarayay Xeerka Badda Somaliland. Kulankan waxaa ka qayb galay khubaro...
Under Secretary Helberg’s Travel to the United Kingdom, Belgium, the Netherlan
Under Secretary Helberg’s Travel to the United Kingdom, Belgium, the Netherlands, and France Office of the Spokesperson March 30, 2026 Under Secretary of State for Economic Affairs Jacob Helberg will travel to the United Kingdom, Belgium, the Netherlands, and France...
Madaxweynaha Maraykanka oo ogaaday in Israa’iil ay been u sheegtay” – The Independent
Indha-indhaynta wargeysyada Ingiriiska, oo ay ku jiraan falanqaynta dagaalka Bariga Dhexe ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Israa'iil oo isku dhinac ah ee la macaamilka Iiraan, ayaa eegaya saameynta dhimista kharashaadka difaaca Ingiriiska, iyo murannada sharciga ah ee ku...
Xaaladda wararkii ugu danbeeyay ee Baydhabo
Xaaladda deganaansho la'aan ah ayaa laga soo sheegayaa deegaannada ku dhaw Baydhabo, iyada oo shalay dagaal xoogan uu ku dhex maray ciidamada dowladda oo taageero ka helaya ciidamado deegaanka ah, iyo kooxda Alshabaab, halkas oo ay wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya...
Articles
Somaliland: Israel is not the issue
Somaliland: Israel is not the issue by Dov S. Zakheim, In late December, when Israel established diplomatic relations with the Republic of Somaliland, it was actually not the first time it had done so. Israel had previously recognized the newly independent state of...
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland iyo wixii lagaga wada hadlay
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Fadhigii 49-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Fadhigii 49-aad...
Explainer-Why is Somaliland strategically important?
Israeli Foreign Minister Gideon Saar met the president of Somaliland on Tuesday, 10 days after Israel became the first country to formally recognise the breakaway region in the Horn of Africa as an independent and sovereign state. A Somaliland government source and a...
Daawo muuqaalka iyo hawlaha ka socda dekadda caalamiga ah ee Berbera
https://youtu.be/i5rSaGr-CUY?si=OinkmTIOiFjG2aWW
Xasan Sheekhow Awdal waa Somaliland ee ha nagu daalin xildhibaan Maxamed Abiib
Hambalyo reer Somalilad-now…. Sir Mohamud Omar Abdi
Tacsi ku socota Ambassador- Cukuse
INAALILAAHU WA'INA ILEYHII RAAJICUUN TACSI TIIRAANYO LEH. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ambassador Cabdillaahi Maxamad Daahir (Cukuse) oo ay hooyadii Nimco AXMAD BADOW ku geeriyootay magaalada hargaysa inuu ilaahay qabriga u nuuro oo uu samair iyo...
Maraykanka Soomaaliya caayayaa qaybo dhan ayuu deganyahay
MARAYKANKAN SOOMAALIYA CAAYAYAA QAYBO DHAN AYUU DEGANYAYAY CIDNA WAXBA ISKAGA TIRINMAAYO. Waxaan maqli jiray wallee xamareey xeeladdaa dheer maantay taagantay maraykanku wuxuu ku leeyay saldhigyo waaweyn Waanaad arkaysaan siduu Trump u caayayo bahdilaadda Waayo xasan...
Masar oo ciidan geysay Siinaay iyo Israa’iil oo ka carootay
Wasaaradda warfaafinta ee Masar ayaa sheegtay in ciidamada Masar la geeyay gacanka Siinaay si ay ula tacaalaan wax kasta oo khatar ku ah ammaanka dalkaasi, taasoo ka dhalatay howlgalka Israa’iil ee Qasa. Wasaaradda warfaafinta ayaa bayaan ay soo saartay shalay ku...
Somaliland Bans Export of Young Livestock to Safeguard Herd Quality
Somaliland Bans Export of Young Livestock to Safeguard Herd Quality Hargeisa, Somaliland – Somaliland’s cabinet has announced a ban on the export of underage animals in a move aimed at preserving herd quality and strengthening the country’s global livestock...
Somaliland waa dal ku dhisan diin iyo dhaqan
SOOMAALILAND WAA DAL KU DHISAN DIIN IYO DHAQAN SOO JIREEN AH WAA DHULKII AWOOWEYAASHA. S/land waa dal cimri dheer oo leh xaddaarad fog oo kumayaal sano ah waxa taariikh innoogu filan xeebaha s/land sida seylac oo uu ku yaallo musaajidka qiblataynka oo jiray nebi...
Kulan hawleed sadex cisho qaatay oo ay isugu yimaadeen dhamaan daneeyayaasha Mashuuraca Horumarinta Khayraadka Dawladda Ee 𝐒𝐄𝐑𝐏.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha JSL 𝐌𝐝. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚𝐧 ayaa maanta soo xidhay kulan-hawleed sadex cisho qaatay oo ay isugu yimaadeen dhamaan daneeyayaasha Mashuuraca Horumarinta Khayraadka Dawladda Ee 𝐒𝐄𝐑𝐏. Waxa intii uu...
Dhalinyaradda Somalid ah ee Xamar ka imanaya meel loo raaco ma laha
DHALLINYARADA SOOMAALIDA EE XAMAR KA SOO QULQULAYAA MEEL LOO RAACO MA LAHA WAA HALIS MUUQATA. Waqtigan waxa si habsami ah uga socda dalka maraykanka aqoonsigii Somaliland maalin maalmaha ka mida madaxweynuhu wuxuu tegaya maraykan. Waddankeenna cadowgii soomaalidu geed...
Good Governance Workshop in Somaliland
Field Office Somaliland organized a three-day good governance workshop, which marked a major step in strengthening transparency, accountability, and institutional reform in Somaliland. Government officials and key stakeholders came together to build capacity, review...
Madaxweyne Cirro oo 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 Somaliland
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid...




















